Ciidamada Milatariga oo laga Mamnuucay in ay soo galaan Muqdisho Fasax la’aan

Wasaarada Amniga Gudaha Xukuumada Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in la dhaqan galin doono markan go’aano ay horey usoo saareen golaha Wasiirada Somalia oo caasimada looga mamnuucayay Ciidamada Milatariga iyo hubka waa weyn. Wasiirka amniga gudaha ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abukar Islow ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Milatariga ee ku sugan labada Shabelle … Continue reading Ciidamada Milatariga oo laga Mamnuucay in ay soo galaan Muqdisho Fasax la’aan